Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Dhexe Dilmuquraadiga Soomaalida oo soo saaray War-saxaafadeed+Akhriso
    Somalia

    Golaha Dhexe Dilmuquraadiga Soomaalida oo soo saaray War-saxaafadeed+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iyadoo qayb ka ah isbadalka guud ee kahana qaaday wadanka, xisbigu wuxuu shirwaynihiisii 10aad dib u habayn ku sameeyay qaabdhismeedkiisa iyo qaybo ka mid ah xeer-hoosaadkiisa si uu usuuragaliyo in si dag dag ah looga jawaabo baahiyaha faraha badan ee shacabkeena ee mudada dheer isa soo biirsanayay.

    Taasi waxay sahashay in mudadii lixda bilood ahayd ee ina dhaaftay guulo lagasoo hooyo dhinaca siyaasada iyo horumarkaba.


    Sidaas ooy tahay, waxaan indhaha laga qarsan Karin in wali ay jiraan caqabado badan oo hor taagan sidii xawli loogu dhaqaajin lahaa hawlaha horumarka iyo maamulka suuban ee deegaankeena.

    Si hadaba loo qiimeeyo wax qabadkii xisbiga iyo xukuumada ee sadexdii bilood ee ina dhaaftay loona jihooyo waxyaabaha ay tahay in xooga la saaro bilaha fooda inagusoo haya, golaha dhexe ee XDS waxa uu qabsaday shirkiisii caadiga ahaa ee 2aad oo socday 13-14 ka bisha Diqimti 2012.
    Kulanak labaad ee caadi

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.