Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Golaha Mustaqbalka Somaliya oo soo saaray Bayaan
    Screenshot
    Puntland

    Golaha Mustaqbalka Somaliya oo soo saaray Bayaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2025Updated:November 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warsaxaafadeed laga Soo Saaray shirki Madasha Mustaqbalka Somaliyed ee Jubaland, Puntland iyo madasha Samatabixinta Somalia maalmahaan uga socday Magaalada Nairobi

    Golaha mustaqbalka Somaliya oo ay ku midaysan yihiin PL,JL iyo Madasha mucaaradka Muqdisho,ayaa Bayaankooda ugu digay Mw Xasan Shiikh.

    Qodobada ku qoran Bayaankooda,waxaa laga xusi karaa…..

    1.Waxay ka hor yimaadeen waxkabadalka Dastuurka Dalka ee aan heshiiska lagu ahayn.

    2.Waxay ka digeen mudo kororsi.

    3.Waxay ka digeen E-visaha la siyaasadaynayo.

    4.Doorasho aan laysla waafaqsanayn.

    Halkan ka akhriso:-

    Screenshot
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.