Golalaha Mustaqbalka Somaliyed,ayaa sheegay warsaxaafadeed uu kasoo saaray Ciidamada ilaalada Madaxweynayaasha PL & JL,waxaana lagu yiri war saxaafadeedka..
“In uu diyaar u yahay wadahadallo daacad ah,islamarkaana uu dib u eegi doono tubta iyo hanaanka wada-hadallada mustaqbalka, si loo xaqiijiyo danaha guud ee dadka Soomaaliyeed”
Halkan ka akhriso:-

