Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Samata bixinta Qaranka oo Xamar looga dhawaaqay
    Somalia

    Golaha Samata bixinta Qaranka oo Xamar looga dhawaaqay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraaliga ah iyo Siyaasiyiin kale,ayaa ku dhawaaqay Gole ay ubixiyeen (Golaha samata bixinta Qaranka).

    “Golahan xili loo baahnaa,ayaa lagu dhawaaqay,waxa uuna wax ka rarity doonaa toodinta Dowladnimada iyo kusoo celinta Wadada saxda ah”Ayuu yiti mid ka mid ah Xildhibaanada.

    Golahan,waxa uu ka dhex loolami doonaa gudaha Baarlamaanka iyo dibadiisaba.

    Si guud marka loo eego,waa muhiim in loo istaago samata bixinta Wadanka oo waliba ay doorkooda qaataan Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraaliga ah.

    Xasan waa la habaabay Dowladnimadii,waana la joogaa wakhtigii lagula dhegi lahaa talada.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An_tPQGFwIqM0bxsdFGG9Ra0syekRoUiDQNUVobIT5ehltZeOQHvTIhWYUoEF-7SoEnVMjOrGfOC__s1-YbHiHqD.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.