Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Wasiirada Cusub ee KGS oo maanta la hor-geynayo Baarlamaanka.
    Somalia

    Golaha Wasiirada Cusub ee KGS oo maanta la hor-geynayo Baarlamaanka.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BAYDHABO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen, ayaa maanta oo Arbaco ah lagu waddaa in uu Golihiisa Wasiirada Cusub horgeeyo Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas.

    Kal-fadhiga 7aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed ayaa furmay isniintii la soo dhaafay,waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye uu Xildhibaanada ku wargeliyey in Maanta oo Arbaco ah la horkeeni doono Golaha Wasiirada Cusub si ay u ansixiyaan.

    Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa sheegay in Golihiisa Wasiirada ay noqon doonaan kuwo u adeega Shacabka,isla markaana meel iska dhiga danaha gaarka ah,waxaana Xildhibaanada uu ka codsaday inay ansixiyaan.

    Magalada Baydhabo ayaa wararka laga helayo waxa ay sheegayaan in uu ka socdo diyaar garoowgii u dambeeyey ee ku aadan furitaanka kulanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed si loo horgeeyo Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaas.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    June 22, 2025

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    June 22, 2025

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.