Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Xeerarka Doorashooyinka
    Somalia

    Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Xeerarka Doorashooyinka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 01 November 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, Ansixinta Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka, Wax-ka-bedelka Xeerka Guddiga Doorashooyinka, Wax-ka-bedelka Xeerka Ururada iyo Asxaabta Siyaasadda iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Diiwaangelinta.

    Shirka Golaha Wasiirada waxaa kale oo looga hadlay Haweenka iyo Arrimaha Doorashooyinka, Maadaama Doorashooyinka qof iyo cod ay fursad siyaasadeed oo furan ay siinayaan Haweenka iyo Dhallinyarada, Dowladdu waxay qaadatay siyaasad ah in Haweenku tiro ku filan ka helaan xoghayeyaasha Degmooyinka soo doortay Goleyayaashooda deegaanka ee Puntland.

    -DHAMMAAD-

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.