Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Wasiirada Xamar oo magacaabay Safiiro iyo Qunsuliyado
    Somalia

    Golaha Wasiirada Xamar oo magacaabay Safiiro iyo Qunsuliyado

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2024Updated:August 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wasiirada Dowlada haysata aqoonsiga QM ee Xamar,ayaa magacowday Safiiro ka kooban 12 oo ka kala yimid Beelaha kala ah…

    1.Murursade.
    2.Dhulbahante.
    3.Leelkase.
    4.Dir.
    5.Raxanwayn.

    Ujeedka Magacaabistan,ayaa ku salaysan Laba arimood oo kala ah….

    1.Fashilka haysta Dowladaas in la qariyo.

    2.Fulinta ballanqaadyadii Qodobadii Xasan ee Dastuurka.

    3.Isticmaalka markale Xildhibaanada.

    Fashilka ay dhex taagan Dowlada Xamar mahan mid lagu furdaamin karo Safiiro la magacaabo.

    Safiirada:-

    1.Dr. Cabdiqaadir Cabdullaahi Xaashi
    2.Dr. Hodan Cismaan Cabdi
    3.Faysal Axmed Salaad
    4.Maxamed Abuukar Subeyr
    5.Abiib Muuse Faarax
    6.Jaamac Xasan Khaliif
    7.Fardowsa Maxamed Qanyare
    8.Ibraahim Cumar Sheegow
    9.Sheekhnuur Maxamed Xasan
    10.Ilyaas Xasan Cali
    11.Sakawdiin Mustafa Maxamed
    12.Cabdinuur Daahir Fiidow

    Qunsuliyadaha:-

    •Cabdikariin Xirsi Cabdille (Indhaguran)
    •Cabdikariin Axmed Maxamed

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.