Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goldogob: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Khamri laga keenay Itoobiya
    Somalia

    Goldogob: Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Khamri laga keenay Itoobiya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 18, 2019Updated:November 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Dowladda Puntland ayaa Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug kusoo bandhigtay Khamri farabadan iyo dadkii watay oo doonayay inay soo galiyaan Degaanada Puntland.

    Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug G/sare Jaamac Maxamed Axmed, ayaa sheegay in Khamriga lagu soo bandhigay degmada Galdogob, uu gaarayay illaa 490 dhalo oo Khamri ah.

    Sidoo kale, Taliye Jaamac ayaa tilmaamay in Khamrigan lagu soo raray laba gaari oo nooca raaxada ah, lagana keenay degmada Gallaaddi ee Dowlad degaanka Soomaalida, ayna Ciidanka Booliska Dowladda Puntland ku qabteen kastamka Tuurdibi.

    Ugu dambeyntii, Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug G/sare Jaamac Maxamed Axmed ayaa sheegay in saddex ruux oo la socday gaadiidka siday Khamrada la qabtay, isla markaana dhawaan la horgeyn doono Maxkamad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.