Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goodax Barre oo markale ku xadgudbay Imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland
    Somalia

    Goodax Barre oo markale ku xadgudbay Imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Waxbarashada Fadaraaliga Somaliya Goodax Barre oo ka hadlayay Magaalada Jowhar, ayaa xilli uu dadka reer Hirshabelle ka qancinayay faashilka ku yimid imtixaankii Dugsiyada sare ee Wasaaraddiisu diyaarisay wuxuu ku yiriโ€ฆ.

    “Imtixaan Waa fashilmaa, Saacadan la joogo Puntland imtixaaney qaadaysay waa ka fashilmay, wadamada dariska ah iyo aduunka waa ka fashilmaan, laakiin intaan fashil la’aanta u dhawaanay eega, 104 Goobood oo imtixaan lagu qaadayay in Hal kaliya uu ka fashilmay, wey yartahay runtii, da’daal weyn ayaanan galinay Arintaan”

    16-kun oo Arday,ayaa maanta u fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland walina lama soo sheegan wax qul-qulato ama fashil ah oo ku yimid.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.