Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goorma ayay dhacaysaa Isku Shaandhaynta balaaran Ee Golaha Wasiirada DFS?
    Somalia

    Goorma ayay dhacaysaa Isku Shaandhaynta balaaran Ee Golaha Wasiirada DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud.

    Dabcan waxaa muuqata Wasaaradaha Macnaha leh in MW Xasan dib udhigtay,kuwaasoo ka kala imaanaya….

    1.Qaar waxay ka imaanayaan arimo siyaasadeed oo dalka kataagan iyo mucaaradka Dawlada in lagu dajiyo.

    2.Qaar waxay ku imaanayaan boosas banaan oo la buuxinayo sida nidaamka 4 5 ku dhigayo.

    3.Qaar waxay ku imaanayaan Wasaaradaha oo loo kala badalo xubnaha qaar si Musharaxiinta Koonfurgalbeed iyo Galmudug jaanis loo siiyo.

    Dawlada Federaalku hada waxay xooga saaraysaa Jubaland Galmudug Hirshabele iyo koonfur galbeed inay ku yeelato saamayn ka balaaran mida hada oo cabsi ayay ka qabtaa xubnaha hada hogaamiya inay kusoo laabtaan kuwaas oo haday soo laabtaan kubiiraya Puntland oo kahor timid faragalinta Villa Somalia kuhayso Dastuurka Federaalka Somalia oo ay tahay in dhamaan umada soomaaliyeed laga talo galiyo koox gaar ahina kugaarin mansabka ay iyadu rabto.

    Isku shaandhaynta balaaran,ayaa dhici doonta maal maha fooda inagu soo haya hadii rabi idmo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.