Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goorma ayay joojinaysaa Israa’iil weerarada ay ku hayso Qasa?
    Somalia

    Goorma ayay joojinaysaa Israa’iil weerarada ay ku hayso Qasa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    158-Wadan oo Xubin ka ah Golaha guud ee Qaramada Midoobey,ayaa isku raacay in Israa’iil ay joojjiso dagaalka Qasa.

    10-Dal,ayaa diiday,waxaana ka aamusay 28-Wadan qaraarka looga dalbanayo Israa’iil Xabad joojinta.

    Israa’iil waxay uga jawaabtay dalabkaas..

    “Xabad joojinta rasmiga ah,waxay ku xiran tahay hogaamiyaha Xamaas,iyadoo fadhiga kusoo bandhigtay Telkiisa iyo Sawirkiisa,kuna boorisay Madaxda caalamku in ay toos uwacaan oo ay usheegaan in uu joojiyo Xabada”.

    Israa’iil doodu,waxay ku qotontaa in weli laga haysto Dad rayid ah oo aan waxba galabsan lagana soo weerarayo Qasa.

    Maraykanka,ayaa ka mid ah Wadamada Israa’iil ku canbaareeyay weerarada Dadka Rayidka ah.

    Ku dhawaad 18000 oo Qof,ayaa ku dhintay dagaalka Qasa,40% ay yihiin Caruur.

    Wadamada ucodeeyay in Israa’iil Xabad joojin ku dhawaaqdo,waxaa ka mid ah kuwii ugu dhawaa sida Canada,Germany,Australia iyo Hindiya.

    Markii dagaalku bilowday 68-maalmood ka hor taageerada caalamka,waxaa haysatay Israa’iil, balse haatan waxay lumisay taageeradaas,waxaana fariintaas si cad usheegay garab istaagaheeda ugu weyn ee Maraykanka.

    Israa’iil,waxay isku hallaynaysaa in aan weli la gaarin wakhtigii Maraykanku uqabtay in ay ku joojiso weeraradeeda Qasa,taasoo ku eg 31-December oo haatan ay ka harsan tahay 15-Casho.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.