Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goormay shaacinayaan khariirada Doorashada Gudiga Doorashooyinka Puntland?
    Somalia

    Goormay shaacinayaan khariirada Doorashada Gudiga Doorashooyinka Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    10-ka Bisha ayay rabaan Gudiga Doorashadu in ay shaaciyaan khariirada Doorasho ee ay diyaariyeen.

    Xogo hordhac ah oo laga helayo,waxay sheegayaan in ay khariiradu udhignaan doonto sida tan…

    “Sadex Bilood oo mudo xileedka Dowlada ka hartay iyo 6-Bilood oo dheeriya oo udhiganta in ay ubaahan yihiin 9-Bilood oo ay ku qabtaan Doorashada Baarlamaanka iyo Madaxweynaha”.

    Sidoo kale Baarlamaanka,ayaa ku dari doona Hal Sano,waxayna isku noqon doontaa mudo kororsiga loo marayo Gudiga Doorashada Hal Sano iyo Sagaal Bilood.

    Baarlamaanku,waxuu ansixin doonaa soo jeedinta Gudiga Doorashada 15-ka Bishan.

    Ujeedka loosoo dadajiyay khariirada Doorashada shaacinteeda,waa in buuq la galiyo Shirka Mucaaradka ee 10-ka Bisha ka furmi doona Garowe.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.