Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goormee furmayaa kalafadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland ?
    Somalia

    Goormee furmayaa kalafadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 17, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kal-fadhigii barlamaanka Puntland ayaa furmi doona xilligii caadiga aha ee horay loogu qorsheyey kuna beegan 15 June 2020 sida caawa lagu wargeliyey mudanayaasha barlamaanka.

    War qoraal ah oo lagu soo dabacey bogga Facebook Barlamaanka ayaa lagu yiri “Waxaa idinla socodsiinayna in kal-fadhina 46-aad ee golaha wakiillada Puntland uu furmi doono xiliigiisii dastuuriga ahaa ee 15.6.2020, Sidaa darteed, waxaan Alle inooga rajeynaynaa in uu nabadgelyo iyo caafimaad inagu gaarsiiyo”.

    Sidoo kale, Ajandaha kulamada Kalafadhiga 46-aad ee Baarlamaanka Dowladda Puntland oo ka kooban dhowr qodob, lalana wadaagay Xildhibaanada ayaa waxaa kasoo muuqday la xisaabtanka Xukuumadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.