Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqayo
    Somalia

    Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaannada Cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey tan iyo wixii ka dambeeyey doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo dhacdey maalin ka hor.

    Kulanka ayaa waxaa ay uga hadli doonaana Arrimo dhowr ah,waxaana Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay sheegeen in Maanta ay ku dhawaaqi doonaan guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ay Xildhibaannada dhexdooda iska soo xuli doonaan.

    Saacadihii la soo dhaafey waxaa Dhuusamareeb ka socdey kulamo xasaasi ah oo ay leeyihiin musharixiinta Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaannada Cusub ee baarlamaanka Maamulkaas.

    Ku dhawaad ilaa iyo 7 musharax ayaa u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Galmudug, waxaana musharixiinta qaarkood ay walaac ka muujiyeen habka ay u socoto doorashada Galmudug.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.