Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga KGMDQ iyo Beesha Caalamka oo ka Wada-hadlay Doorashada 2020/2021
    Somalia

    Guddiga KGMDQ iyo Beesha Caalamka oo ka Wada-hadlay Doorashada 2020/2021

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaran (GMDQ) iyo xubno ka ka tirsan Beesha Caalamka ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

    Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u shir Guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (xaliimo yarey)  iyo ku xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga.

    Kulanka ayaa intii socday waxaa looga hadlay arrimaha Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo sanadkan 2020/2021.

    Sidoo kale labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo xaqiijin lahaa in doorashada dalka ay ku dhacdo si nabdoon oo qof iyo cod ah noqotana mid xor iyo xalaal ah kuna saleysan wada-oggol.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.