Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiyadii loo xil saaray dilkii Gaalkacyo oo War soo saaray (War-saxaafadeed)
    Somalia

    Guddiyadii loo xil saaray dilkii Gaalkacyo oo War soo saaray (War-saxaafadeed)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiyadii xal u helida dilalkii Gaalkacyo ee ka kala Socday Golaha Shacabka BJFS iyo Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Maalmahaan ku Sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa soo Saaray War-saxaafadeed.

    War-Saxaafadeedka oo ka kooban dhowr qodob  ayaa waxaa ay kaga hadleen kulamadii ay la qaateen Maamulka Magalada Gaalkacyo,qeybahaha kala duwan ee Bulshada magaaladaas & Eheladii dadkii lagu dilay Gaalkacyo ee kasoo kala jeeda Maamulada Koonfur Galbee & Hir-Shabeelle.

    Gudiga ayaa waxaa ay sidoo kale sheegeen in dhamaan kulamadaasi kadib ay soo saareen dhowr qodob oo xal u noqon kara nabadgelyada dadka kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle,kuwaas oo kala ah.

    1: In dhamaan dadka kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle ay Amniga Guud kala Shaqeeyaan  Maamulka Magalada Gaalkacyo & Hayโ€™adaha Amniga.

    Sidoo kale in Shacabka kasoo jeeda labada deegaan ee Hir-Shabeelle & Koonfur Galbeed laga joojiyo falalka lagu Eedeeynayo oo ay geystaan waxa loogu yeero Argagaxisada.

    Iyo in dhamaan dad kasoo jeeda ย deegaanada Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle ay sameystaan guddiyo Maamulka Magalada Gaalkacyo kala Shaqeeya Amniga iyo Nabadgelyada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.