Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Wasiiro gaaray Ceel-buh (VIDEO)
    Somalia

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Wasiiro gaaray Ceel-buh (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 1, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland,Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada,Wasiirka Amniga,Wasiirka Waxbarshada iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa si wayn loogu soo dhoweeyay Magaalada Ceel-buh.

    Soo dhowaynta waftigan Guddoomiye Cabdirashiid, waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka sanaag, Maamulka Degmada, Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayadka ah qayba heeda kala duwan.

    https://www.facebook.com/HouseofRepsPL/videos/2728896203864637/

    Ujeedada safarka Masuuliyiintan ee Magaalada Ceel-buh ayaa salka ku haysa in ay diwaan galiyaan Ciidamada ku sugan Ceel-buh, iyadoona horey ay ugu guuleysteen inay habka Diwaanta galinta Casriga ah ay mariyaan Ciidamada Daraawiishta, Booliska iyo Asluubta ku sugan gobolka sanaag gaar ahaan Degmada Badhan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.