Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga Dhexe oo Maanta xilka la wareegay (Sawirro)
    Somalia

    Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga Dhexe oo Maanta xilka la wareegay (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Munaasabad Maanta lagu qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxaa xilkii kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo dhawaan  Golaha Wasiirada Soomaaliya ansixiyeen.

    Gudodomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee waqtigiisa uu dhamaaday Bashiir Ciise Cali ayaa sirasmi ah xilka ugu wareejiyey Guddoomiyaha Cusub ee Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi.

    Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaradad Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,waxaana uu ugu hambalyeeyey Gudodomiyaha Bangiga dhexe xilka Cusub ee loo Magacaabey.

    Sidoo kale Wasiir Beyle ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay si dhow ula Shaqeyn doonaan Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya,isaga oo u rajeeyey guul.

    Sawirro.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.