Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND OO MUDDEEYAY ANSIXINTA XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA PUNTLAND
    Somalia

    GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND OO MUDDEEYAY ANSIXINTA XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA PUNTLAND

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe, Augusto 03, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03 August, 2023 soo saaray qoraal ku saabsan muddeynta Ansixinta Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu: –

    MARKUU ARKAY: – Dastuurka Dawladda Puntland Qodobka 113-aad, farqadiisa 1-aad.

    MARKUU TIXGELIYAY: – Baahida loo qabo Ansxinta Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa la socodsiinaya dhammaan Xisbiyadda Siyaasadeed ee Puntland in wakhtiga loo muddeeyey Ansixinta Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland tahay 03-09-2023 Haddii Alle idmo.

    Sidaas darteed, waxaan idinka rajeynaynaa inaad Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland u soo gudbisaan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ka hor taariikhda sare ku xusan si loo ansixiyo.

    DHAMMAAD

    Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
    Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.