Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudiga Arimaha Dibada Baarlamaanka Ingiriiska oo dood ka yeeshay saamaynta Shabaab Ee Somaliya
    Somalia

    Gudiga Arimaha Dibada Baarlamaanka Ingiriiska oo dood ka yeeshay saamaynta Shabaab Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sababaha PL iyo SL Alshabaab si muuqata uga hawlgali waayay,waxaa sharaxaya Xubnaha Gudiga Arimaha Dibada ee Baarlamaanka Ingiriiska.

    “SL iyo PL,waxaa ka jira nidaam Dowladeed adag oo Shaqaynaya,inkastoo aysan wax walba u toosanayn oo ay jiraan wax badan oo ka khaldan,hadana awoodihii Dowladnimo oo hawlgalaya,ayaa jira,halka Koonfurta Dhulka Dowladu maamusho ay yaalaan Isbaarooyin isdaba yaal oo Lacag kala duwan lagaaga qaadayo,iyadoo Alshabaab ay Hal Warqad kaaga soo jarayaan Kismaayo aad ku maraysid ilaa Muqdisho”.Ayay ku fasireen in nidaamka Shabaab ka Shaqayn waayo PL iyo SL.

    Xigmada ku jirta dooda Gudiga Arimaha Dibada Baarlamaanka Ingiriiska,waxay tahay…

    “In Siyaasad dhisan oo Aas-aas leh iyo Nidaam Shaqayanaya si walba oo loolan uga haysto arimo badan ay sababeen in Alshabaab dhexgeli waayo Bulshada”.

    Ujeedka hadalkoodu,waa….

    1.In ay jiraan hay’adihii Cadaalada oo Shaqayanaya.

    2.in ay jiraan hay’adihii amaanka oo Shaqaynaya.

    3.In ay jiraan Hay’adihii Maaliyada oo Sahqaynaya.

    4.In ay jiraan Siyaasiyiin jilaya Siyaasada oo ku loolamaya Dimuqraadiyad.

    Arimahaas,ayaa keenay in Bulshadu dareen uhayn waydo Alshabaab iyo fikradooda oo ay yasaan kana fogaadaan.

    Macnaha Waaqiciga Bulshada SL iyo PL,ayaa ka sareeya kuwa Koonfurta.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An_VAst3LOHLXoV8nRa85zw6RkmRwhC6u7tJhZVJX947keYUNtn1YCiWvlhS0Gje8XnyQgUJjlGYhSptSp5I7RiS.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.