Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudiga Doorashooyinka PL oo udigay Ururada Kaah iyo Mideeye
    Somalia

    Gudiga Doorashooyinka PL oo udigay Ururada Kaah iyo Mideeye

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraal kasoo baxay Gudiga Doorashooyinka kmg ah ee Puntland,ayaa digniin ukala diray Labada Urur ee KAAH iyo MIDEEYE.

    Ururadan,ayaa ku xadgudbay xeerkii Olalaha ee lagu kala asteeyay sida Oluluhu noqonayo ama uu Urur walba uqabsanayo.

    Shalay,waxaa isku mar Olale galay Madaxweyne Deni oo KAAH ah iyo Asad Diyaano oo MIDEEYE ah.

    qoraalka,ayaa uqornaa sidatan hoos ku qoran…

     

    Digniin:

    Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Wuxuu Digniin kama danbeysa ah u dirayaa Ururada #KAAH iyo #MIDEEYE oo ku xad-gudbay qaar kamid ah Xeerarka Doorashooyinka.

    #Codkaaguwaaxaqaaga
    #Codkaaguwaamustaqbalkaaga

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.