Ka hor 20-Janaayo,ayaa Gudiga farsamada looga fadhiyaa in ay diyaariyaan qorshe ay ka baaraan dageen oo fadhiyaβ¦β¦
1.Hadii Xasan Shiikh kasoo jawaabi waayo mudada bisha ah ee loo qabtay,talaabada xigta ee la qaadayo.
2.Hadii Xasan Shiikh kasoo jawaabo mudada Bisha ah ee loo qabtay,iyadana waxa laga yeelayo.
