Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudigii Doorashada Xasan oo qarka usaaran in uu kala tago
    Somalia

    Gudigii Doorashada Xasan oo qarka usaaran in uu kala tago

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudiga Doorashada Xasan samaystay,waxaa ku dhacay fashil salkiisu yahay Laba Qodob oo kala…

    1.Lacag la’aan.
    2.Aqoonsi la’aan.

    Dhamaan Safaaraduhu,waa diideen xataa in ay ka bixiyaan tababarada caadiga ah iyo kharashka Hotelada ay degan yihiin,waana sababta keentay in ay iyagu garaacaan Albaabada Safaaradaha,waase kusoo hungoobeen,waxaana loo sheegay in aan la maalgelinayn Gudi hal dhinac ah iyo Doorasho aan loo dhamayn.

    Dhanka aqoonsiga,waxaa diiday in ay hor fariistaan Mushraxiinta,waxayna usheegeen in aysanba aqoonsanayn hanaankii lagu dhisay oo uu baalmarsanaa Dastuurka.

    Xasan,waxa uu isku dayayaa in uu xoogaa Dhaqaale tijaabo ah galiyo Gudigan oo ay waxuun isku dayaan in ay dhaqaajiyaan,balse waxba uma dhaqaaqayaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.