Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xil.Dhaashane oo fashilinaya Dimuqraadiyada Puntland
    Somalia

    Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xil.Dhaashane oo fashilinaya Dimuqraadiyada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2023Updated:September 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abwaan Jibriil iyo Dhaashane,waxay foolxumaynayaan Dimuqraadiyadii loosoo halgamay.

    Fursada ay ku burburinayaan Dimuqraadiyada,waxaa siiyay Madaxweyne Deni.

    Waxay ka shaqaynayaan ma’ahan wax la qaadan karo oo la aqbali karo.

    100%,waa suuro xumayn iyo niyad jabin Dimuqraadiyadeed,waxayna umuuqataa in ay rabaan fashilinta Barnaamijkan.

    Shacabka karaamada leh ee reer Puntland uma qalmaan in lagu sii daayo Abwaan Jibriil iyo Dhaashane xaqiiqdii.

    Masuuliyadii Wadanka,ayaa cidli taal oo heehaabaysa lamana hayo Madaxweynihii 30-Cisho meel uu Jaan iyo Cirib dhigay si cad marka laga soo tago Xan iyo Taleefoono gaar ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.