Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanada oo Madaxa iskula jira
    Somalia

    Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanada oo Madaxa iskula jira

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2023Updated:December 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    40-Xildhibaan,ayaa ayiday go’aanka Maxkamada Dastuuriga ah ee laalida Mudo kororsiga Sharcidarrada ah.

    Gudoomiyaha Baarlamaanku Caawa,ayuu fariin ukala diray Xildhibaanada uu ugu sheegayo in ay Berri foog yimaadaan Golaha.

    Fadhiga Baarlamaanka,waxaa qorshaysnayd 14-ka Bisha in uu yeesho kulankiisii ugu danbeeyay,kaasoo ay ku ansixinayaan Miisaaniyada.

    Uyeerida Xildhibaanada ee Berri,waxuu uga gol leeyahay Gudoomiyaha Baarlamaanku in uu uga jawaab celiyo Maxkamada go’aankeeda,balse Xildhibaanadu,waxay leeyihiin..”Waan tagaynaa,waxaana uxaqiijinaynaa in Baarlamaankan wakhtigiisii dhamaaday oo uu kala tagay”.

    Abwaan Jibril,waxa uu waxan oo idil usamaynayo,waa in Deni looga soo qaado Xubin ka mid ah Gudiga khilaafaadka,taasoo aan sinaba ku dhacayn.

    Madaxweynaha PL isagaa magacaaba Gudiga si buuxda,Denina gorgortan kama galayo awoodiisa,waxuuna Gudiga shaacin doonaa Habeen danbe.

    Waxaa xusid mudan Lifaaqa Doorashada lagu galayo in aan loogama baahnayn ansixin Baarlamaanka oo toos Doorashada loo aadayo.

    Kala bar Xildhibaanadii cusbaa,waa soo diyaarsadeen Beelaha PL mar horaba.

    https://x.com/jibril_qoobey/status/1733978363771920585?t=VIHvvII-wvr2JPOOv8cmAw&s=08

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.