Waxaan maanta xafiiskayga ku soo dhaweeyey Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiillada, anigoo ka duulaya heshiiskii jiheynta doorashada ee ay wada galeen madaxda sare ee Dowladda Puntland, waxaana ku wareejiyey Guddiga Diiwaanka galalka habraacyadii soo jireenka ahaa ee lagu soo xuli jiray xubnaha Baarlamaanka, habaraacaas oo uu ku yimi Baarlamaanka 5-aad ee mudo xileedkiisu ku egayahay 31/12/2023.
ALLAAH MAHADLEH
ALLOW DHOWR PUNTLAND