Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiye Mursal la kulmay Madaxweynayaashii hore
    Somalia

    Gudoomiye Mursal la kulmay Madaxweynayaashii hore

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 30, 2019Updated:December 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan gaar ah oo ay yeesheen Madaxweynaashii Hore ee dalka iyo Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan,ayaa Caawa Looga Hadlay Arimaha siyaasadda dalka.

    Waxaa Ka Horeeyay Kulankaan Gaarka ah Kulan Casha ah oo Gudoomiye Maxamed Mursal uu Villa Hargeysa ugu sameeyay Xubnaha Madasha Xisbiyada Muqdisho iyo Xildhibaano ka Tirsan Golaha shacabka fadaraalka Soomaaliya.

    Si gaar ah Looma oga ujeedka Kulankaans waxuuse ku soo aadayaa Xilli Golaha shacabka Fadaraalka Soomaaliya ay dhawaan ansixyeen Xeerka Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo Dood badan ay ka qabeen Xisbiyo siyaasadeed wax ka bedelkii lagu sameeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.