Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guul darrada Marwo Cabdi Bashiir waxaa sabab u ah MW Xasan Shiikh?
    Somalia

    Guul darrada Marwo Cabdi Bashiir waxaa sabab u ah MW Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 27, 2023Updated:October 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Marwo Bashiir,ayaa kaalinta Afraad ka gashay tartankii Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka,iyadoo heshay codod dhan 11 halka Haweenayda xilka ku guulaysatay oo reer Tansaaniya ah heshay codod dhan 172 , waxaana kaalmaha Labaad iyo Saddexaad soo Galay Gabdho matalayay Malawi oo 60-cod heshay iyo Senegal oo heshay 59-cod .

    Dadaal iyo dhiiranaan xoog badan ayay muujisay Xildhibaanad Marwo Cabdi Bashiir,waxaase ka badiyay,waa Dowladeedii oo ugu horeeyo Madaxweynaheedii oo la galay dagaal hankeeda.

    Kursigan,waxuu ahaa mid muhiim u ahaa Qaranimada iyo Bulshada Somaliyed…

    1.Waxuu wax ka badi lahaa muuqaalka Caalamku u arko Qofka Somaliga ah oo haatan ku Shaabadaysan,Burcad  badeed,Argagixiso,Fakhri iyo Qaxooti.

    2.Waxuu qayb ka qaadan lahaa Dowlad dhiska Dowladnimada Somaliya,gaar ahaan xilligan dagaalka argagixisada,qaadida Cunaqabataynta,dhismaha Ciidamada iyo Mashaariicda horumarineed.

    3.Waxuu adkayn lahaa Qarannimada iyo midnimada Somaliyed,waxaana meesha ka bixi lahaa hadallada kala jarida iyo hoos udhigista Madax banaanideenna.

    MW Xasan,waxa kaliya ee uhor istaagay hanka muwaadin Somaliyed ugagana hiiliyay mid Shisheeye,isla markaana Calankii dhulka udhigay,waa Qabyaalad.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Dadaal iyo dhiiranaan xoog badan ayay muujisay Xildhibaanad Marwo Cabdi Bashiir.

    Waxa ka badiyay,waa Dowladeedii oo ugu horeeyo Madaxweynaheedii oo la galay dagaal hankeeda.

    Kursigan,waxuu ahaa mid muhiim u ahaa Qaranimada iyo Bulshada Somaliyed…

    1.Waxuu wax ka badi lahaa… pic.twitter.com/ICHiwNfVg5

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) October 27, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.