Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Habraaca Shaqo Ee Gudiga Dib U Eegista Dastuurka oo la meel mariyay
    Somalia

    Habraaca Shaqo Ee Gudiga Dib U Eegista Dastuurka oo la meel mariyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 24, 2024Updated:January 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa la meel mariyay waa Habraaca uu ku shaqaynayo Gudiga Dib u eegista Dastuurka.

    Qodobada la ansixiyay,waxay kala yihiin……

    1.Hay’adaha lala latashanayo.

    2.aareynta Kulamada Wadajirka labada Aqal ee Baarlamanka.

    3.Marxadalaha akhrinta wax-ka-beddelka Dastuurka.

    4.Habka dood soo jeedinta Xildhibaanada.

    5.Habraaca Codeymaha sida tirada loo baahan yahay iyo qaabka codeynta (Qarsoodi iyo Gacan taag).

    6.Nidaamka meel-marinta Dastuurka

    Dastuurka wax ka badalkiisa,waxay qaadan doontaa ugu yaraan Sanad kale ama Laba Sano hadiiba laysku raaco.

    Waxaa jira Qodobo ay khasab tahay in la taabto oo iska hor imaanaya,kuwaasoo ay ka mid yihiin…

    B.Magacaabida xilalka sare,sida Safiirada,Talyayaasha iyo Agaasimayaasha Guud oo Dastuurku siinayo Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada Labadaba.

    T.Waxbarashada iyo Deegaanka oo Dastuurku siinayo Xukuumada Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.

    Qodobka ugu dooda culus,waa midka ka hadlaya gebi ahaanba in meesha laga saaro jagada Ra’isalwasaaraha,kaasna waa laga heshiin karaa oo meel dhexe,ayaa layskugu imaan karaa sida…

    B.In Madaxweynaha la siiyo awooda magacaabida iyo xilka ka qaadista Ra’isalwasaaraha.

    T.In Madaxweynaha laga qaado dhamaan awoodaha kale oo Xukuumada lagu wareejiyo si buuxda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.