Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hadal loo arkay jees jees oo Xasan Shiikh ka jeediyay….
    Somalia

    Hadal loo arkay jees jees oo Xasan Shiikh ka jeediyay….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2024Updated:December 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa uu la mid yahay Xasan Shiikh Boqoradii tiri markay aragtay Dad Mudaaharaadaya Gaajo daraadeed oo ay xataa waayeen Rootigii…

    ” Oo may Cake cunaan”.

    Bulsho,waxa uu Madax uyahay 98% aan awoodin in ay Caruurtooda ka bixiyaan Lacagta Billaha ah ee Iskuulka.

    Sidoo kale,waxa masuul ka yahay Bulsho aan haysan Biyo Nadiif oo ay cabaan.

    Hadalka Xasan Dad badan oo Somaliyed, waxay u arkeen mid masuuliyad daro ah,halka Dadka qaar ayba ku doodayaan Xasan Caruurtiisa,waxa uu wax kusoo baray Lacagtii Canshuurta ee Bulshada laga musuqmaasuqay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQMxWBCi0QGDqDkYwXNtzo9PVXqx9EQq9H69_C7HJF7fRy5VYOpc59t0feO_xfJ3fajTbMsUOFQMg2V8IeGkP_ig.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.