Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hadalka Firdhiye ma noqon karaa Deni fursad uu kaga dhuunto Doorashada?
    Somalia

    Hadalka Firdhiye ma noqon karaa Deni fursad uu kaga dhuunto Doorashada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Puntland wax saamayn ah kuma leh hadalka Firdhiye.

    Deni fursad uu kaga hoos baxo Doorashada laga sugayo uma noqon karo hadalka Firdhiye.

    Sidoo kale wax Mucaaradka lagu shiiqiyo ma noqon karo hadalka Firdhiye.

    Si walba oo xaalku yahay,waa lama taabtaan maqaamka Dowladnimo ee Puntland iyo maalinka Doorasho ee 8-da Janaayo.

    17-ka Xildhibaan ee Sool iyo Buuhoodle,waxaa looga gudbi karaa lama Qodob midkood hadii la qaato…

    1.Dastuurka Puntland wuxuu qorayaa in Baarlamanka ay wax dooran karaan hadii la helo 2/3 tirada guud, taas oo ka dhigan 49, inta laga heshinayo hab-qeybta Baarlamanka, 49-kaas in ay doorashada galaan.

    2.In Dowlada Puntland, Mucaaradka iyo Isimada ay ka heshiiyaan habka 17-ka Xildhibaan loo qaybinayo,iyadoo Beelaha doonaya in Baarlamanka wax loogu daro ay ka mid yihiin Majeerteen,Warsangeli,Dishiishe, Leelkase, Awrtable, Carab Saalax, Kiski-qabe, Gari Koombe, Jambeel, Madhibaan, Liiban Gashe iyo Dir.

    Xalku waa fudud yahay,waana ilaalin Puntland-ta qiimaha noo leh.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.