Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hadalka Xamse maxaa loo fasiran karaa?
    Somalia

    Hadalka Xamse maxaa loo fasiran karaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,waxaa cadaadis weyn ka haystaa Laba dhinac oo kala ah….

    1.Maraykanka oo uqabtay ugu danbayn Soonka kadib in uu la yimaado qorshe Wadankan ku badbaadi karo.

    2.Damjadiid iyo Daljir Xubnihii ka tirsanaa ee Garabka u ahaa oo 70% iskaga tagay.

    Maraykanku,waxa uu diiday in uu ku taageero dagaalkii argagixisada oo uu Xasan codsaday in uu ku laabto,waxayna si cad ugu sheegeen xataa garaacistii Hawada in aysan ku taageerayn iskabadaa Dhaqaale iyo Saad.

    Kooxihii Xasan ee Damjadiid iyo Daljir,waxay ukala qaybsameen Laba Garab oo ku midaysan fashilintiisa….

    B.Garab Dhulka uu boobayo wax ka rabay oo uu qadiyay.

    T.Garab han lahaa oo Galmudug iyo Hir-shabelle ka sugayay in uu tuuro si ay iyagu Kuraastaas ugu fariistaan.

    Haatan Labadan koox oo isbahaysatay,waxay rabaan in ay tuuraan Xamse,waxayna abaabulayaan Mooshin.

    Dhanka kale Xamse,waxa uu ogaaday in Maraykanku Xasan ku cadaadinayo badalida Xukuumada.

    Xamse Xalay,waa isqarxiyay oo Gantaalo,ayuu la dhacay Xasan,waxa uuna cadeeyay….

    B.In Dowladu fashilantay.

    T.In Wadanku kala go’ayo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.