Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hadalka Xasan Shiikh oo taageero unoqday Siciid Deni
    Somalia

    Hadalka Xasan Shiikh oo taageero unoqday Siciid Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan ka hadalkiisa Doorashada Puntland,waxay fursad utahay Deni.

    Boqolkiiba Shan Boqol taageero ah,ayuu helay Deni daqiiqadii uu hadlay Xasan Shiikh.

    Dadka reer PL marna lama fahansiin karo Xasan,ayaa wada wax idin dan ah.

    Sidoo kale hadalka Xasan ,waxuu caqabad ku noqday Siyaasiyiinta Deni iskood uga hor imaan lahaa,iyadoo Shacabku u arkayaan in Xasan soo diray.

    “24-maalmood haku dubinina,waxii aad 24-sano soo dhisayseen in uu adeegsado Erayadaas oo Xasan Shiikh  og yahay ayay dadka reer PL iswaydiinayaan?

    PL waa nidaam fariistay oo leh Bulsho hormuud ah oo ilaalsata,hadalka Xasan,waxuu unoqday hurdo ka kicin.

    Miyuusan ogayn in Puntland tahay nidaam leh Dastuur iyo hay’ado sharci oo gaamuray.

    Aamuskaa ufiicnaa iyo in uu isqariyo oo hoos kawado qorshaha ka dhanka ah reer Puntland Madaxweyne Xasan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.