Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Canshuurtii Trump oo saamaysay Badeedaha Israa’iil
    Somalia

    Canshuurtii Trump oo saamaysay Badeedaha Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2025Updated:April 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    America First in ay dhab ka tahay,ayuu muujiyay Trump.

    Israa’iil oo ah Sxb ama jaal ama Dhal Maraykan ku ilaaliyo Caalamka kor kiisa,ayuu cadeeyay in Canshuurta aan laga dhaafayn.

    “Israa’iil,waxaan ugu deeqnaa Sanadkii Afar Bilyan oo Dolar,Bilyan mahan Ciyaar, ku filan”.Ayuu yiri Trump.

    Deeq iyo Dhabartaabasho iskuguma darayno,ayuu leeyahay Trump Israa’iil.

    Si kale hadii loo dhigo,waxa hadalka Trump ka dhigan yahay…..

    “Cayriinka,ayaan ku kala goosanay oo Canshuur dhaafkoodii,waxaan usiinay Deeq”.

    Cidna looga Xishoon maayo danaha Maraykan,ayuu udhigma hadalka Trump.

    Netanyahu Indhuhu ka walacsiiyay,waxaana muuqatay in uusan meesha fadhiyin Biden- kii uu wax ku diidi jiray oo Ninka Kursiga fadhiyaa xataa ula hadli karo sidii Zelensky.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.