Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hal Urur oo Ciidamadii Eretereya ah oo ka baxsaday Xerooyinkii lagu hayay
    Somalia

    Hal Urur oo Ciidamadii Eretereya ah oo ka baxsaday Xerooyinkii lagu hayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023Updated:January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afar Boqol oo ka mid ah Ciidamadii Eretereya laga keenay,ayaa ka baxsaday Xeradii ay ku xaraysnaayeen,sida wararku sheegayaan.

    Waxaa jira dhaawacyo soo gaaray Ciidamada qaarkood xiligii ay fakanayeen,sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan.

    Waxaa la qiyaasaa in ay ugu yaraan 2000 oo Askari ay diyaar uyihiin in ay ka baxsadaan Xerooyinka lagu ilaaliyo.

    Madaxweyne Xasan,ayaa dhawr jeer iskaga daba noqday si uu ula hadalo Ciidankaas,waxayse umuuqataa in la hadalkaas uusan waxba tarin.

    Ciidamada,ayaa ubadan Arday kasoo baxday Dugsiyada sare oo markii hore lagu qaatay in Qatar la gaynayo oo ay heli doonaan Mushahasr wanaagsan.

    Haatan waxay si weyn uga walaacsan yihiin Mushahaar iyo Saad la’aanta daran ee haysata.

    Kala bar Ciidamadan,waxay kasoo jeedaan Sool iyo Gedo,waxaana jira tiro door ah oo dib ugu laabtay Gobolladaas.

    Ciidamadan oo ahaa markii hore 5-kun,ayaa ilaa 600 horay ubaxsatay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.