Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee ka imaanayaan Ciidamada badali doona hawlgalka Atmis?
    Somalia

    Halkee ka imaanayaan Ciidamada badali doona hawlgalka Atmis?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 31, 2024Updated:May 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bilowga Sanadka danbe,waxaa hawlgalka Atmis badali doona mid kale oo wata awaamiirtiisa.

    Dowladaha haatan ku jira hawlgalka Atmis oo laga reebay Itoobiya,ayay ka imaan doonaan Ciidamadaas,kuwaasoo kala ah…

    1.Kenya.
    2.Jabuti.
    3.Burundi.
    4.Ugandha.

    Halkaas,waxaa kusoo afjarmay aragtidii ahayd in Sanadkan waxii ka danbeeya ay Somalidu ku filnaato amnigooda.

    Si gaar ah Xasan,mudo xileedkiisu,wuxuu dhamaan doonaa,iyadoo Wadanka ay kusii sugan yihiin Ciidamadii Shisheeye.

    Qodobada Miiska usaaran Somalida,waxaa ugu horeeya dib udhiska Ciidanka iyo bixitaanka Ciidamada Shisheeye,sida muuqatana,weli laguma guulaysan.

    Hoos ka dhagayso Lataliyaha Dhanka Amniga ee Xasan Shiikh oo sharaxaya arinkan.

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1796669647078515048?t=hax-VHURBYkoLJGnyf_WFA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.