Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee ka jiraan hay’ada iyo Gudiga sare ee dib u eegista Dastuurka lagu midaysan yahay?
    Somalia

    Halkee ka jiraan hay’ada iyo Gudiga sare ee dib u eegista Dastuurka lagu midaysan yahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dastuurka Kmg ah ee Fadaraalka waa la foolxumeeyay oo la xushmayn waayay Sharciyada ku qoran.

    Dooda xiligan taagan waa in Konfedereshin loo guuro oo la dhiso Gudi uqalma qabashada shaqadaas laguna kalsoonaan karo,isla markaana mudo cayiman la siiyo.

    Arimaha la rabo in la dul istaago,waxaa ka mid ah…

    1.Awooda,mudo xileedka iyo maqaamka Madaxweynaha Qaranka.

    2.Maqaamka iyo meesha ay noqonayso Caasimada Jamhuuriyada.

    3.Siyaasada dhaqaalaha.

    4.Siyaasada Amniga.

    5.Siyaasada Waxbarashada.

    6.Garsoorka.

    Qabyo tirka Dastuurka la rabo Umaddan in ay kuwada joogto Wiilal Qol isku soo xiray kama talin karaan.

    Shaqada Qarankan utaalla xiligan waa helida Dastuur rasmi ah oo matali kara Jamhuuriyad Somaliyed oo Konfedereeshin ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.