Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee marayaa diyaar garowga Doorashada Golayaasha Ee Puntland?
    Somalia

    Halkee marayaa diyaar garowga Doorashada Golayaasha Ee Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guud ahaan Puntland waa Amni iyo kala danbayn.

    Bulshadu si weyn ayay ugu diyaar garowday Doorashada.

    95%,ayaa qaatay Kaararka Codbixinta oo udhiganta 374-kun oo Qof oo ka mid ah 400-kun oo isdiiwaangelisay,waxaana weli socda Kaarar bixinta.

    Agabkii lagu geli lahaa doorashada Qaybtiisii Labaad,ayaa soo gaaray Puntland,kaasoo ka kooban..

    B.Sanaadiiqdii Codbixinta.

    T.Qolka Codbixiyaha.

    J. Khadda farta (lagu calaamadinayo Codbixiyaha).

    X.Tooshka lagu xaqiijinayo Kaarka Codbixiyaha iyo farta codbixiyaha (Hadduu mar codeeyay qabanaya).

    Kh.Kolayadii Agabka lagu gurayay.

    Dowladu waxay diyaarisay dhaqaalihii lagu geli lahaa Doorashada oo dhan 3-Milyan oo dolar,taasoo aysan waxba ku darsan BC.

    6000-kun oo Askari oo qayb ka ah amniga Doorashada,ayay Dowladu heegan gelisay.

    Puntland waxay ka gudbaysaa hir weyn oo taariikhiya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.