Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee marayaa Shirka Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya?
    Somalia

    Halkee marayaa Shirka Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    K&B Somaliya,waxaa weli ka dhex socda dood kusii siqaysa khilaaf oo ku aadan Doorashada.

    Xasan oo ah Madaxweynaha K&B,waxa uu ku adkaysanayaa oo ka samayn la’a yahay tanaasul Doorasho Qof iyo Cod ah baan qaban karnaa.

    Dowlad Goboleedyada KG,Hir-Shabelle iyo Galmudug,waxay ku raacsan yihiin aragtida Xasan Shiikh.

    JL,waxay weli taagan tahay halkeedii oo waxay ku doodaysaa Doorasho Qof iyo Cod ah ma dhici karto Laba Qodob awgood…..

    1.PL oo maqan aawadeed,,waxay Doorashadan sii kala diraysaa Wadanka.

    2.Nabad diidka oo aan laga xorayn Dhulka suurtagal mahan Doorasho Cod iyo Cod ah.

    Villa Somaliya iyo cadaadiska Axmed?

    Si Axmed Madoobe cadaadis loo saaro,waxay Kooxda Xasan sameeyeen laba arimood…..

    1.Xamse oo soo istaagay Axmedoow,waa iscasilayaa ama Dowlada Warkeeda raac.

    2.Dacaayad Baraha Bulshada la marinayo oo oranaysa,waa la xirayaa haduusan aqbalin Doorasho Qof iyo Cod ah Axmed,sababtoo ah…

    B.Axmed in aan la dooranayn buu og yahay.
    T.Axmed,waxaa adeegsanaysa Itoobiya iyo Imaaraad oo waa Qaran dumis.

    Doorasho 1Q&1C?

    Xassn,waxa uu ka dhex arkaa Laba arimood…

    B.In uu ku shubto.
    T.In uu mudo kororsi helo.

    Axmed,waxa uu ku diidan yahay Labo arimood….

    B.kenya iyo Imaaraad oo diidan Xasan iyo qorshihiisa.

    T.Isagoo heli kara 5-Sano isku Caano shub ah.

    Isku soo wada duuboo,waxaan sugnaa,waa in Afarta DG ay aqbalaan Xasan in ay dhisaan,iyaguna isgowracaan iyo in ay diidaan.!!

    Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.