Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaan wada hadalada Xalane?
    Puntland

    Halkee marayaan wada hadalada Xalane?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dib,ayuu saakay ufurmay Shirka oo xasaasiya.

    Shalay doodu,waxay ka bilaabatay mudo xileedka,waxaana dhexmaray dood ahayd…

    1. Mw Xasan,wuxuu hadalka Shalay ku furay mudo xileedka noo haray,waa Hal Sano 2027.
    2. Mw Deni iyo Mw Shariif,waxay ugu jawaabeen mudo xileedkii Baarlamaanku,waa dhamaaday,kaagana,waxaa kaaga haray Labo maalmood oo Jimcaha saq dhexe,wixii ka danbeeya ma tihid Madaxweyne.

    Dood dheer kadib Labada dhinac,waa isla soo dabceen,waxaana lays dhaafsaday aragtiyo.

    Maanta doodu,waxay ka bilaabanaysaa halkaas.

    Xasan,wuxuu danaynayaa in uu Hal Sano helo oo ku badasho in uu ka tanaasulo Dastuurka qodobada uu ka badalay iyo doorashada uu wato.

    Deni iyo Shariif,waxay taagan yihiin mudo xileedkaagu,waa dhamaaday mana lagugu darayo Hal maalin,waxaan ogol nahay 90-Cisho oo doorasho lagu qabto.

    Guusha ugu weyn ee la gaaray,waa in Beesha caalamku si cad uqirsan tahay in mudo xileedka Xasan ku eg yahay Jimcaha oo ay tahay ka hor in heshiis la gaaro.

    Safaaraduhu,waxay shalay dhankooda si wadajir ah ugu sheegeen Somalida in ay isfahan gaaraan oo hadii aysan heshiis wada gaarin ay doqonimo utahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.