Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee mareysaa Diiwaan-gelinta Ciidanka Amniga Puntland ? (Sawirro)
    Somalia

    Halkee mareysaa Diiwaan-gelinta Ciidanka Amniga Puntland ? (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada Xasan Shire Cabdi oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdisamad Maxamed Galan, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta iyo Abanduula-yaasha Ciidamada Daraawiishta ayaa maanta booqday Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ee Bixin.

    Madaxda ku hawlan saxida Ciidamada ayaa halkaasi kula la kulmay Saarakiisha iyo Ciidamada Taliska Bixin waxana ay kala hadleen habka diwaan galinta iyo tababar loogu furi doono Xerada 54aad ee Garoowe.

    Waxaa xusid mudan in Taliska bixin ee ay ku sugan yihiin Ciidamada Daraawiishta la geeyay Kooxaha Baarista Caafimaadka iyo Diwaan galinta Ciidamada Dawladda Puntland.

    Dhamaan Ciidamada Dawladda ee ku sugan Gobolada Puntland waxa ay maridoonaan diwaan galinta habka casriga ah si loo ogaado tirada rasmiga ah ee Ciidmada Dawladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.