Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hartiga Jubaland oo taageeray go’aanka Maamulka A.Madoobe ka qaatay DFS
    Somalia

    Hartiga Jubaland oo taageeray go’aanka Maamulka A.Madoobe ka qaatay DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hartiga JL in ay garab umuujiyaan Axmed Madoobe,waa go’aan istiraatiiijiya.

    Hartigu Qofna kuma badalanayaan Axmed sababahan awgood….

    1.JL oo noqota nidaam Shaqeeya oo Axmed ehel uyahay.

    2.Ka difaacida JL loolanka Xamar uga imaanaya oo Axmed uga mudan yahay Raga la tartamaya.

    3.Isku haynta Beelaha JL oo Door Odaynimo uu ku maamulay Axmed.

    4.Mudnaanta Beesha Harti ee JL oo uu ilaalshay Axmed.

    Hartiga JL,waxay ka hayaan Maamulka Jagooyin muhiim ah….

    1.Wasaarada Maaliyada.
    2.Wasaarada Cadaalad iyo Dastuurka
    2.Wasaaraada Deegaanka iyo isbadalka Cimilada.
    4.Wasiiru Dowlaha Madaxtoyada.
    5.Talyaha Booliska JL.
    6.Agaasimaha W.Batroolka.
    7.Agaasimaha W.Ganacsiga
    8.Duqa Kismaayo.

    Hartiga muhiimadooda ugu weyn,waa JL oo dhisan oo laga ilaalshay faragalinta Villa Somaliya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/AQNHmGNBb-bWIKAKQvyil9M-PtraNcTlghqNrLUYJDWmId2sXBT50rPiKgNR5HAdJXFNhZjuj-OjdXstUCOOOGwV.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.S–Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.