Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Haweenayda ugu taajirsan AFRICA oo dacwad lagu soo oogayo
    Somalia

    Haweenayda ugu taajirsan AFRICA oo dacwad lagu soo oogayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dacwad oogaha guud ee dalka Angola ayaa ballan qaaday inuu waddo kasta oo suuragal ah uu u mari doono sidii uu dalka dib ugu soo celin lahaa Isabel dos Santos kaddib markii baaritaan la sameeyey lagu helay dokumeentiyo muujinayo sida ay haweenayda Afrika ugu hantida badan dalkeeda u musuqday ee lacagta uga dhacday markii uu abaaheed uu madaxweyne ka ahaa dalkaas.

    “Waxaan adeegsan doonaa waddooyinka suuragalka ah iyo dadaallo caalami ah sidii aan Isabel dos Santos dalka aan dib ugu soo celin laheyn, waxaan taageero caalami ah weyddisannay dalalka Bortuqiiska, Dubai iyo dalal kale” ayuu yiri Dacwad oogaha guud ee Angola, Helder Pitra Gros oo la hadlayay raadiyaha dowladda.

    Waxay dokumentiyada la helay muujinayaa sida ay qanddaraasyo faa’iido badan oo dhul, batrool, Dheyman iyo dhanka isgaarsiintaba ah xukuumadda kaga heli jirtay.

    Hase yeeshee Isabel Dos Santos way beenisay in ay wax dambi ah gashay iyadoo tilmaantay inay waxbo kama jiraan yihiin eedeha loo jeediyey oo ay sheegtay inay ka dambeyso dowladda hadda ka taliso Angola.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.