Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Haweeney iyo Digaagaddeeda
    Somalia

    Haweeney iyo Digaagaddeeda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 27, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haweeney iyo Digaagaddeeda

    Haweeney ayaa lahayd Digaagad xabbad bayd ah dharaar walba u dhasha. Waxay sida qaalibka ah si feejigan uga fekeri jirtey habkay maalintii laba haloo ukun ah ku heli lahayd halka xabbad qudha ay ka hesho. Ugu dambeeyntii, si ujeeddadeeda u hirgesho, waxay go’aansantay in labajibbaar mesego ah ay Digaagaddii siiso. Maalintaa iyo wixii ka dambeeyey Digaagaddii waxay noqotay wax buuran oo aan qanaaco lahayn oo aan dib dambe bayd u dhalinnin.

    The Woman and Her Hen

    A Woman possessed a Hen that gave her an egg every day. She often pondered how she might obtain two eggs daily instead of one, and at last, to gain her purpose, determined to give the Hen a double allowance of barley. From that day the Hen became fat and sleek, and never once laid another egg.

    AESOP

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.