Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gaalkacyo Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta Dagmooyinka Gobalka Mudug u kala diray Shaqaalaha ka shaqeynaya Doorashooyinka Golayaasha Deeganka ee 25Ka May.