Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hawlgalka QM Ee Somaliya oo mudo kordhin loo sameeyay
    Somalia

    Hawlgalka QM Ee Somaliya oo mudo kordhin loo sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in dib loo cusboonaysiiyo shaqada Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) ee ku salaysan taageerada  dawlad dhiska iyo nabadaynta Somaliya, muddo 12 bilood oo kale ah.

    “At #UNHQ in @NYC today, the @UN Security Council unanimously voted to renew @UNSomalia’s mandate, centred on support for #Somalia’s state- and peacebuilding, for another 12 months”.

    Somaliya,waxaa lagu maamulaa Qodobka 7-Aad ee QM,kaasoo ah in aysan ku filnayn maaraynta Siyaasadeeda.

    Weli Somaliya kama dhismin Dowlad masuul ah oo qaadata doorkeeda maaraynta Siyaasada iyo Amniga Wadanka.

    Dowlada Xasan Shiikh ilaa iyo hada wax horumar ah kama samayn arimaha hortabinta uleh Dowlad Dhiska Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.