Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hay’ada Wadooyinka Puntland oo warbixin kasoo saartay khasaaraha Roobka Ee Wadooyinka
    Somalia

    Hay’ada Wadooyinka Puntland oo warbixin kasoo saartay khasaaraha Roobka Ee Wadooyinka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023Updated:March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Wadooyinka Puntland oo maanta kormeer iyo qiimayn ku samaysay burbur kooban oo soo gaaray Geesaha Laamiga Buundada 3-Qolay ee Burtinle.

    Burburkaan oo soo gaaray Geesaha Wadada,ayaa yimid kadib markii fatahaad Biyo badan ay jidka ku soo rogmadeen.

    Buundada oo awal ahayd 3-Qol,ayaa lagu daray Hal Qol waxayna hada tahay 4-Qol oo biyuhu maraan,wax cilad ahna ma soo gaarin Shubka Buundooyinka (No Structural Damage)

    Qandaraaslaha shaqada mashruucaan waday wali waa wadaa shaqada waxuuna ku jiraa marlaxada u danbaysay ee tijaabada iyo calaamadaynta jidka.

    Waxaana si dag dag ah loo dayactiri doonaa burburka soo gaaray laamiga dhawaan.

    Hay’ada Wadooyinka Puntland.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2023/03/VID-20230324-WA0077.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.