GAROOWE (IDIL NEWS)-Hayโadda laโdagaallanka HIV/AIDS-ka Puntland ee (PAC), ayaa ka dalbatay laamaha amniga iyo xeer-ilaalinta Puntland in Virus-ka HIV laga baaro dhammaan dadka ku eedaysan arrimaha kufsiga ee ku xiran xabsiyada.
Haโadda PAC ayaa sheegtay inay jiraan dad la nool Cudur-ka HIV oo ku eedaysan arrima la xiriira kufsi, sidaasi darteedna ay muhiimtahay in xanuunka laga badbaadiyo dhibbanayaasha kufsiga loo geystay.
Akhriso Qoraalka Kasoo baxay Hayโadda PAC.

IDIL NEWS
