Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hodan Naaleeye oo ahayd madaxii Tv-ga Intergration oo ku geeriyootay qaraxa iyo weerarka ilaa iyo hada ka socda Hotel Cas-Casey Kismaayo. Bahda idil Tv waxay tacsi udirayaan qoyskii iyo ehelkii ayvka geeriyootay Hodan Naaleeye.
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PLNovember 19, 2025