Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo Somaliya ku matashay Shirka amaanka caalamka
    Somalia

    Puntland oo Somaliya ku matashay Shirka amaanka caalamka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2024Updated:March 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Dubai ku qabsoomay Shir looga hadlayey amniga caalamka oo ay Sanad kaan qaban qaabisey Dubai Police ee Wadanka isutagga dalka Imaaraadka Carabta.

    Shirkaas arimaha looga xaajoonayay,waxaa ka mid ah…

    1.Ka hor tagida danbiyada abaabulan.

    2.La dagaalanka argagixisada.

    3.La dagaalanka Burcad badeeda.

    Somaliya Shirkan,waxaa ku matashay Puntland,iyadoo ay ka qayb galeen Saraakiil ka socday Ciidamada Badda Puntland.

    G/lle Maxamed Muuse Cabdulle oo hogaaminayay Saraakiisha ka socday  Ciidamada Badda Puntland PMPF,ayaa kulamo kala duwan si gaar gaar ah ula qaatay Madaxdii kasoo wada qaybgashay Shirka,wuxuuna kala hadlay sida ugu haboon ee looga wada shaqayn karo xoojinta amaanka caalamka.

    Shirkaan iyo bandhiga Carwada ah,ayaa socon doona 3-Cisho 05-07-March -2024.

    DHAMAAD.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.